Boqorradii Labaad 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagii shirqool bay Yeruusaalem ugu sameeyeen, markaasuu Laakiish u cararay, laakiinse Laakiish bay cid uga daba direen, oo halkaasay ku dileen.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:16-25