Boqorradii Labaad 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Amasyaah taas wuu maqli waayay. Markaasuu Yehoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil soo kacay, oo isagii iyo Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah waxay iskaga hor yimaadeen Beytshemesh oo uu dadka Yahuudah leeyahay.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:6-15