Boqorradii Labaad 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

(Markaasaa Rabbigu wuxuu dadkii Israa'iil siiyey badbaadiye, wayna ka hoos baxeen gacantii reer Suuriya; kolkaasay dadkii Israa'iil teendhooyinkoodii iska degeen sidii hore.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:2-6