Boqorradii Labaad 13:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu iyaga wuu u roonaaday, oo u naxariistay, wuxuuna ugu jeestay iyaga axdigii uu la dhigtay Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub aawadiis, oo mana uu doonayn inuu baabbi'iyo oo weli hortiisa kama uu tuurin.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:15-25