Boqorradii Labaad 13:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii Ilaah dhirfay oo wuxuu ku yidhi, War waxaa ku ekayd inaad ku dhufatid shan ama lix jeer; oo markaas reer Suuriya waad wada layn lahayd ilaa aad wada baabbi'iso; laakiinse haatan reer Suuriya waxaad laynaysaa saddex jeer oo keliya.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:13-21