Boqorradii Labaad 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, Bal qaansada gacanta kor saar, markaasuu gacantii kor saaray. Kolkaasaa Eliishaa gacmihiisii kor saaray gacmihii boqorka.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:11-21