Boqorradii Labaad 13:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii toddoba iyo soddonaad ayaa Yehoo'aash ina Yehoo'aaxaas dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, wuxuuna boqor ahaa lix iyo toban sannadood.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:7-20