Boqorradii Labaad 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya kacay oo wuxuu la diriray Gad, wuuna qabsaday. Kolkaasaa Xasaa'eel wuxuu u jeestay oo u kacay Yeruusaalem.

Boqorradii Labaad 12

Boqorradii Labaad 12:16-21