Boqorradii Labaad 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii waddanka oo dhammu way wada reyreeyeen, oo magaaladiina way xasilloonayd, oo Catalyaahna gurigii boqorka agtiisa ayay seef ku dileen.

Boqorradii Labaad 11

Boqorradii Labaad 11:19-21