Boqorradii Labaad 11:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaadkii Yehooyaadaac ahaa amray boqol u taliyayaashii ciidanka u sarreeyey, oo wuxuu ku yidhi, Iyada soo bixiya oo safafka soo dhex mariya, oo kii soo raacana seef ku dila, waayo, wadaadku wuxuu yidhi, Iyada yaan lagu dhex dilin guriga Rabbiga.

Boqorradii Labaad 11

Boqorradii Labaad 11:10-16