Boqorradii Labaad 11:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wiilkii boqorka soo bixiyey, oo wuxuu madaxa u saaray taajkii, markhaatifurkiina wuu siiyey; oo waxay ka dhigeen boqor, wayna subkeen, kolkaasay u sacbiyeen, oo waxay yidhaahdeen, Boqorku ha noolaado.

Boqorradii Labaad 11

Boqorradii Labaad 11:7-19