Boqorradii Labaad 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii warqaddii u timid ayay wiilashii boqorka soo kaxeeyeen oo laayeen iyagoo toddobaatan qof ah, oo madaxyadoodii ayay dambiilo ku gureen, oo isagii bay Yesreceel ugu direen.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:1-17