Boqorradii Labaad 10:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yeehuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay Samaariya. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehoo'aaxaas.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:28-36