Boqorradii Labaad 10:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yeehuu iyo Yehoonaadaab ina Reekaab waxay galeen gurigii Bacal, Yeehuuna wuxuu ku yidhi kuwii Bacal caabudayay, Baadha oo iska fiiriya inaan halkan addoommadii Rabbiga waxba idinkala joogin, laakiinse aad tihiin kuwa Bacal caabuda oo keliya.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:16-29