Boqorradii Labaad 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeehuuna wuxuu u cid diray dalka Israa'iil oo dhan, markaasaa waxaa yimid intii Bacal caabudi jirtay oo dhan, sidaas daraaddeed nin aan iman ma jirin. Oo waxay soo galeen gurigii Bacal; oo gurigii Bacalna waa buuxsamay gees ilaa gees.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:15-30