Boqorradii Labaad 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yeehuu soo wada ururiyey dadkii oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Axaab in yar buu Bacal u adeegi jiray, laakiinse anoo Yeehuu ah si weyn baan ugu adeegi doonaa.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:9-25