Boqorradii Labaad 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, iyagoo nool nool qabqabta. Markaasaa la qabtay iyagoo nool nool, oo waxaa iyagoo ah laba iyo afartan nin lagu ag laayay godkii guriga adhijirrada, oo midkoodna kama uu tegin.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:10-15