Boqorradii Labaad 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Yeehuu Yesreceel ugu laayay reerkii Axaab intii ka hadhay oo dhan, iyo raggiisii waaweynaa oo dhan, iyo saaxiibbadiisii oo dhan, iyo wadaaddadiisii, ilaa uusan waxba u reebin.

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:4-21