Boqorradii Labaad 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Axaab wuxuu Samaariya ku lahaa toddobaatan wiil. Yeehuuna warqaduu qoray oo wuxuu u diray Samaariya iyo taliyayaashii Yesreceel oo ahaa odayaashii, iyo kuwii soo koriyey wiilashii Axaab, oo wuxuu ku yidhi,

Boqorradii Labaad 10

Boqorradii Labaad 10:1-6