Boqorradii Labaad 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu isagii u diray sirkaal kale oo konton nin xukuma ee isna wata kontonkiisii. Oo isna intuu u jawaabay buu ku yidhi, War nin yahow Ilaah, waxaa boqorkii kugu soo yidhi, Soo deg oo haddiiba kaalay.

Boqorradii Labaad 1

Boqorradii Labaad 1:6-18