Boqorradii Kowaad 8:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii ay kugu dembaabaan, waayo, nin aan dembaabinu ma jiro, oo aad u cadhootid, oo aad markaas cadowga u gacangelisid inay la tagaan oo maxaabiis ahaan ugu kaxaystaan cadowga dalkiisii, ama ha dhowaado ama ha dheeraadee;

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:38-49