Boqorradii Kowaad 8:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi waxay soo qaadeen sanduuqii Rabbiga, iyo teendhadii shirka, iyo kulli weelashii quduuska ahaa oo teendhada ku jiray oo dhan.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:1-11