Boqorradii Kowaad 8:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba ma dhab baa in Ilaah dhulka degganaan doono? Xataa samada iyo samada samooyinku kuma qaadi karaan, haddaba bal gurigan aan dhisay sidee buu kuu qaadi karaa!

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:22-33