Boqorradii Kowaad 8:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuu adkeeyey eraygiisii uu ku hadlay; waayo, meeshii aabbahay Daa'uud anigaa fuulay, oo waxaan ku fadhiistay carshigii reer binu Israa'iil, sidii Rabbigu ballanqaaday; oo gurigii baan u dhisay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil magiciisa.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:19-23