Boqorradii Kowaad 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay u soo shireen Boqor Sulaymaan wakhtigii iidda ah bisha toddobaad ee Eetaaniim la yidhaahdo.

Boqorradii Kowaad 8

Boqorradii Kowaad 8:1-7