Boqorradii Kowaad 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waad og tahay in aabbahay Daa'uud guri u dhisi kari waayay magaca Rabbiga Ilaahiisa ah, dagaalladii dhinac kasta kaga wareegsanaa aawadood, ilaa Rabbigu u wada geliyey cagihiisa hoostooda.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:1-5