Boqorradii Kowaad 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bishiiba toban kun ayuu Lubnaan u diri jiray; markaasay intii bil ah Lubnaan joogi jireen, laba biloodna reerahooday joogi jireen; oo shaqaalayaasha waxaa u sarreeyey Adoniiraam.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:8-15