Boqorradii Kowaad 5:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sulaymaanna wuxuu Xiiraam siiyey labaatan kun oo kor oo sarreen ah oo reerkiisu quuto, iyo labaatan kor oo saliid saafiya ah; oo Sulaymaan intaasuu sannad kasta siin jiray Xiiraam.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:1-16