Boqorradii Kowaad 18:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii dadkii taas arkay ayay wejiga u wada dhaceen; oo waxay yidhaahdeen, Rabbigu isagu waa Ilaah, Rabbigu isagu waa Ilaah.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:36-46