Boqorradii Kowaad 16:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana Axaab wuxuu sameeyey geed Asheeraah, oo Axaab haddana wuu ka sii xanaajiyey Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil si ka sii daran boqorradii dalka Israa'iil ee isaga ka horreeyey oo dhan.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:25-34