Boqorradii Kowaad 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waagaas waxaa Beytel degganaa nebi duq ah, oo wiilashiisii midkood baa u yimid oo u soo sheegay kulli shuqulladii ninka Ilaah maalintaas Beytel ku sameeyey; oo erayadii uu boqorka kula hadlayna aabbahood way u soo sheegeen.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:5-18