Boqorradii Kowaad 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Sulaymaan gaboobay ayaa naagihiisii qalbigiisii u jeediyeen ilaahyo kale xaggood; oo qalbigiisuna kuma qummanayn xagga Rabbiga Ilaahiisa ahaa sidii qalbigii aabbihiis Daa'uud ahaa oo kale.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:3-10