Boqorradii Kowaad 11:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee boqortooyada oo dhan ka wada qaadi maayo; laakiinse cimrigiisa oo dhan amiir baan ka dhigayaa addoonkaygii Daa'uud oo aan doortay aawadiis, maxaa yeelay, wuxuu dhawray amarradaydii iyo qaynuunnadaydii.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:24-38