Boqorradii Kowaad 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Taxfenees walaasheed waxay isagii u dhashay wiilkiisii Genubad, kaasoo ay Taxfenees guriga Fircoon kaga gudhisay, oo Genubad guriga Fircoon ayuu joogi jiray, isagoo la jooga Fircoon wiilashiisa.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:10-27