Boqorradii Kowaad 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumahaasuna waxay ahaayeen kuwii Rabbigu reer binu Israa'iil ku yidhi, Idinku ha dhex gelina, iyana yaanay idin soo dhex gelin, waayo, hubaal qalbiyadiinna waxay u jeedinayaan xagga ilaahyadooda; oo Sulaymaan kuwaasuu caashaq u qabtay.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:1-11