Bilowgii 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan idinku adkayn doonaa axdigayga; inta jidh leh oo dhan mar dambe biyo daad ah laguma baabbi'in doono; daad dambe oo dhulka baabbi'iyaana mar dambe ma jiri doono.

Bilowgii 9

Bilowgii 9:1-21