Bilowgii 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu arkay in dadka sharkiisu ku badan yahay dhulka, iyo in male kasta oo fikirrada qalbigiisu ay shar keliya yihiin had iyo goorba.

Bilowgii 6

Bilowgii 6:1-13