Bilowgii 50:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yuusuf tegey inuu aabbihiis soo aaso; oo waxaana isagii raacay addoommadii Fircoon oo dhan, iyo odayaashii reerkiisa, iyo odayaashii dalka Masar oo dhan,

Bilowgii 50

Bilowgii 50:4-9