Bilowgii 50:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii maalmihii loo ooyayay isaga ay dhammaadeen ayaa Yuusuf la hadlay reerkii Fircoon oo wuxuu ku yidhi, Waan idin baryayaaye haddaad haatan raalli iga tihiin, Fircoon iila hadla oo waxaad ku tidhaahdaan,

Bilowgii 50

Bilowgii 50:3-5