Bilowgii 50:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay yimaadeen goobtii hadhuudhka lagu tumi jiray oo Aataad, oo Webi Urdun ka shishaysay, oo halkaasay ku baroorteen baroor aad u weyn oo daran; oo aabbihiis buu toddoba maalmood oo loo baroortay u dhigay.

Bilowgii 50

Bilowgii 50:8-14