Bilowgii 49:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habaar ha ku dhaco cadhadooda, waayo, xoog bay lahayd, Habaar ha ku dhaco ciilkooda, waayo, naxariis ma uu lahayn. Reer Yacquub baan ku kala qaybin, oo reer binu Israa'iil baan ku kala firdhin.

Bilowgii 49

Bilowgii 49:1-15