Bilowgii 49:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwan oo dhammu waa laba iyo tobankii qabiil oo reer binu Israa'iil; tanuna waa wixii aabbahood kula hadlay oo ugu duceeyey; mid walbana sidii ducadiisu ahayd buu ugu duceeyey.

Bilowgii 49

Bilowgii 49:21-32