Bilowgii 49:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Yacquub wiilashiisii u yeedhay; oo wuxuu ku yidhi, Isa soo urursada, aan idiin sheego waxyaalaha maalmaha ugu dambeeya idinku dhici doona.

Bilowgii 49

Bilowgii 49:1-6