Bilowgii 48:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yuusuf wuxuu aabbihiis ku yidhi, Waa wiilashaydii Ilaah halkan igu siiyey. Markaasuu isna wuxuu ku yidhi, Waan ku baryayaaye, iyaga ii soo dhowee, waanan u ducaynayaa.

Bilowgii 48

Bilowgii 48:1-12