Bilowgii 48:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigana, markii aan ka imid Fadan ayaa Raaxeel igaga dhimatay dalkii Kancaan waddada loo maro, intaanan weli Efrad soo gaadhin; oo kolkaasaan iyadii ku aasay waddada loo maro Efrad, meeshaasuna waa Beytlaxam.

Bilowgii 48

Bilowgii 48:3-9