Bilowgii 48:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Yuusuf arkay in aabbihiis gacantiisii midigta ahayd Efrayim madaxiisa saaray ayuu taas ka xumaaday; markaasuu gacantii aabbihiis qabtay inuu ka qaado Efrayim madaxiisa oo uu saaro Manaseh madaxiisa.

Bilowgii 48

Bilowgii 48:12-18