Bilowgii 48:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Israa'iil wuxuu Yuusuf ku yidhi, Uma aan malaynayn inaan wejigaaga arki doono, oo bal eeg, Ilaah weliba wuxuu i tusay xataa farcankaagii.

Bilowgii 48

Bilowgii 48:7-14