Bilowgii 47:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalka Masarna wuu ku hor yaal; haddaba dalka meesha ugu wanaagsan aabbahaa iyo walaalahaa deji, oo dalka Goshen ha degeen. Oo haddaad ku garanaysid rag karti leh, de ka dhig kuwo xoolahayga u taliya.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:1-7