Bilowgii 47:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Fircoon wuxuu Yuusuf walaalihiis ku yidhi, Shuqulkiinnu waa maxay? Markaasay waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Annagoo addoommadaada ah waxaannu nahay adhijirro, annaga iyo awowayaashayoba.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:1-6