Bilowgii 47:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iilna waxay degeen dalka Masar, xagga dhulka Goshen; oo halkaas bay maal ka heleen, wayna bateen, oo aad iyo aad bay u tarmeen.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:17-31